Home

Danjire Jama Aidid ayaa ugu baaqay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkan Turkey in ay ilaaliyaan shuruucda ay dowladdu dejisay isla markaana xilliyada bandowga ay ku nagadaan guryahooda.

Maaddaama bandowgii horey uga jirey dalkan Turkey laga khafiifiyey magaalooyinka qaarkood, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn ee Istanbul, Ankara iyo kuwo kale oo jaaliyadda Soomaalidu deggantahay, qaarkoodna ganacsi ku haystaan Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalkan Turkey Mudane Jama Aidid ayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Turkey ugu baaqay in ay ilaaliyaan qawaaniinta lagu xakamaynayo faafista …

Danjire Jama Aidid ayaa ugu baaqay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkan Turkey in ay ilaaliyaan shuruucda ay dowladdu dejisay isla markaana xilliyada bandowga ay ku nagadaan guryahooda. Read More »

Wargelin Muhiim ah

Safaaradda Jamhuuriyadda Fedeelaarka Soomaaliya ee Dalka Turkiga waxay  dhamaan ku wargelinaysaa muwaadiniinteeda Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Turkiga ee u soo doonta adeegyadda  dokumeentiyada ah. In habkii adeega gacanta(manual)  laga guuray oo habka casriga ah (digital)ka loo wareegay.  Sidaas darteed dadka u soo doonanaya adeegayada safaaradda waa in ay soo qaataan baasaboorka laftigiisa(Orginal passaport). Sababtoo ah …

Wargelin Muhiim ah Read More »

Qunsuliyada Soomaaliya – Ankara

Qunsuliyada safaarada soomaaliya ee Ankara Turkiga, waxay kashaqaynaysaa una taagan tahay ilaalinta sumacada iyo karaamada Soomaaliyeed. Waxaykaloo kudadaalaysa adkaynta iyo hubinta sharciyada dokumeentiyada la tasdiiqayo si loo helo in lagu kalsoonaado dokumeentiga soomaaliga ah. Waxaan kacodsanaynaa muwaadiniinta soomaaliyeed inay nagala shaqeeyaan sax ahaanta waraaqaha ay doonayaan in loo tasdiiqo soona mariyaan haya”adaha kushaqadaleh. Qunsuliyadu waxay …

Qunsuliyada Soomaaliya – Ankara Read More »