Qunsuliyada Soomaaliya – Ankara

Qunsuliyada safaarada soomaaliya ee Ankara Turkiga, waxay kashaqaynaysaa una taagan tahay ilaalinta sumacada iyo karaamada Soomaaliyeed.

Waxaykaloo kudadaalaysa adkaynta iyo hubinta sharciyada dokumeentiyada la tasdiiqayo si loo helo in lagu kalsoonaado dokumeentiga soomaaliga ah.

Waxaan kacodsanaynaa muwaadiniinta soomaaliyeed inay nagala shaqeeyaan sax ahaanta waraaqaha ay doonayaan in loo tasdiiqo soona mariyaan haya”adaha kushaqadaleh.

Qunsuliyadu waxay balan qaadaysaa in muwaadiniinta soomaaliyeed loo fududeyndoono adeega ay ugasoobaahadan safaaradooda siwaafaqsan sharciga.