Wargelin Muhiim ah

Safaaradda Jamhuuriyadda Fedeelaarka Soomaaliya ee Dalka Turkiga waxay  dhamaan ku wargelinaysaa muwaadiniinteeda Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Turkiga ee u soo doonta adeegyadda  dokumeentiyada ah. In habkii adeega gacanta(manual)  laga guuray oo habka casriga ah (digital)ka loo wareegay.  Sidaas darteed dadka u soo doonanaya adeegayada safaaradda waa in ay soo qaataan baasaboorka laftigiisa(Orginal passaport). Sababtoo ah systemka lagu shaqaynaayo ayaa ah mid baasaboorka la saarayo oo aan koobi  (Copy) aqbalayn,  siiba dadka ubaahan warqadaha Qoyska (family letter), Dhalashada (Birthday), Cadayn Tasdiiqin, kala saarista Magacyada (Classify letter), Cadaynta doobnimada (Single letter) iyo dhamaan waxkasta oo ubaahan in baasaboor laga qoro.

Mahadsanidiin.